Cayayaan fara ban ku haya beeraha degmada Dooloow

0
54

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Beeralayda degmada Doolow ayaa ka cabanaya caqabado soo food saaray dalagyadii ay beerteen kuwaasoo ay ka mid yahiin cuduro ku dhacay beeraha iyo cayayaanka ka cuno dalagyada

Dalagyada ay beerteen ee sameeynta cudurada u geysteen ayaa waxaa ka mid ah yaanyada galeeyda digirta liinta iyo kuwo kale oo badan kuwaas ay qaarkood ay ka galeen cuduro iyo cayayaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.