Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo la wareegtay iskuulo cusub

0
77

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda goboleedka Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay Iskuulka Ganaane ee magaalada Kismaayo kaas oo ay 18 sano maamuleysay hey,ada kafaalo oo ka shaqeysa arimaha waxbarashada .

Munaasabada wareejinta iskuulka ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan jubaland wasiirka wax barashada jubaland maamulka iskuulka iyo marti Sharaf kale oo lagu casuumay munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.