Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay ololaha Wacyigelinta bulshada ee Waxbarashada gabdhaha.
Daahfurka ololahaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland, Wasiiro , Xildhibaano, Haween, Bahda waxbarashada iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.