Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qiimaha dahabka suuqyada magaalada Baladweyne ayaa Waxaa laga dareemayaa sara ukac kadib markii uu qaali kanoqday dahabka dalka sacuudig carabi iyo magaalada muqdisho ee caasimada Dalka.
Garaamka dahabka cusub ayaa hadda marayo qiimo dhan 75dollar halka markii hore uu mari jiray qiimo dhan 65dollar
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.