In ka badan 1200 oo ardey ka qalin jabisay jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama.

0
54

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boorama ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen 1,240 arday oo dhameeysatay waxbarashada heerka kobaad ee jamaacada islamarkana ka qalin jibisay jamaacada Camuud.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay Madaxweynaha Soomaliland muuse Biixi cabdi,maamulka jamaacada ,Walidiinta ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.

Warbixibtan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen