Isbitaalka Horjoog ee Muqdisho oo daah-furay qeybta qaliinka Wadnaha

0
32

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ee caasimada Dalka ayaa lagu qabtay Munaasabada lagu daah furaayay qaybta Qaliimada furan ee xanuunada ku dhaco wadnaha islamarkaana uu dalka keenay isbitaalka Horjoog Kaasi loo aadi jiray dalka dibadiisa.

Munaasabada lagu daah furka waxaa ka soo qeyb galay maamulka isbitaalka horjoog masuuliyiin katirsan Dowalada federaalka Soomaali dhaqaatiir iyo marti-sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud