Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda waxbarashada Hiidaha iyo tacliinta sare ee Dowalad Gobaleedka Jubbaland ayaa degmada Balad-xaawo ee gobalka Gado ku qabatay ololaha wacyigalinta bulshada ee Waxbarashada Gabdhaha.
Ololahaan ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Waxbarashada Haween maamulyaasha iskuulada degmada Balad xaawo dhalinyaro iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.