Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka Qorshaha Qaran ee Wadiiqooyinka Xalka Waara kaasoo Hal Milyan oo Barakacayaal loogu sameyn doono dib u deegaameyn.
Shirka wxaa ka qeeybgalay madax kasoctay labada gole ee doowlada madax kasocotay maamulgoboleedyada dalka iyo hay,adaha ka shaqeeya arimaha arimaha barakacayaasha.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan