Dhismaha xarun isugu jirta Masaajid iyo goob lagu baran doono diinta oo laga bilaabay degmada Luuq.

0
82

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhismaha xaruumahaan oo isugu jirta Masaajid iyo goob lagu baran doono Diinta islaamka ayaa laga bilaabay degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Dhismaha ayaa waxaa fulinaayo Hay’adda xayaad foundation

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud