Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabadaan oo aay ku qalinjibinayeen dufcaddii 18-aad ee Jaaamacadda Soomaaliya.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ,Maamulka Jaamacadda wasiirro ka tirsan XFS iyo marti Sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin