Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Maamulka Somaliland Cabdikariin Axamed Maxamed ayaa magaalada Hargeyso ka daah-Furay tababar ku saabsan sharciyada iyo Arimaha Qaxootiga.
Tababarka ayaa loo qabtay qaarkamid shaqaalaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barkacayaasha maamulka Somaliland.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.