Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xafiiska Beeraha Doowlad deegaanka Soomalida itoobiya ayaa magaalada Jarrati ugu qeeybisay 360 neef haweenka danta yar ee degmada.
Deeqda ayaa sidoo kale waa qeeyb ka ahaa abuurka beeraha iyo calafka xoolaha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.