Bandhigga Buugga Hage Caafimaad oo lagu qabtay Garoowe.

0
40

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee xarunta mamulka Puntland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay Buuga Hage Cafimaad.

Waxaa madasha kusugnaa wasiiro Xildibaano maamulka degmada Garoowe iyo qeeybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan