Tababar kusaabsan isla xisaabtanka oo lagu qabtay degamada Xudur.

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha iyo dib u heshiisiyiinta dowladaha hoose ee Koofurgalbeed ayaa degamada Xudur ka daahfuray tababar kusaabsan isla la xisaabtanka.

Tababarka ayaa loo qabtay xubno ka kala socday qeeybaha bulshada ee xafadaha degamada xudur.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.