Shir dib u heshiisiin oo lagu qabtay degmada Cali Gaduud ee gobolka shabeellaha dhexe.

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda dib u heshiisiinta maamulka Hirshabeelle ayaa Degmada cali-Gaduud ee Gobalka Shabeellada Dhexe ka furtay shirka dib u heshiisiinta beelo walaalo ah.

 

Shirka ayaa daah-furkiisa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabeelle odayaasha labada dhicnac ee aay diritu dhaxmartay iyo maamulka Degmada Cali-Gaduud.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.