Ciidamada dowladda oo Baladweyne ka sameeyay howlgalo lagula dagaalmayo burcada dhacda bulshada.

0
91

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa soo hagaagaya ammaanka xaafadaha magaalada Baladweyne kadib markii ciidamada dowladda ay laba jibaareen howlgalka lagula dagaalamayo kooxaha dhaca u geysta bulshada xiliyadda habeenkii.

Ciidamada dowladda ayaa howlgaladan ka sameeyay xaafaddaha Magaalada Baladweyne si loo xaqiijiyo ammaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.