Ololaha Wacyi galinta bulshada ee Waxbarashada Gabdhaha oo laga bilaabay degmada warsheekh.

0
81

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta Degmada warshiikh ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ka bilaawaday ololaha Wacyi galinta bulshada ee Waxbarashada Gabdhaha

 

Ololahan oo daah-furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda waxbarashada maamulka Hirshabeelle Amiin Mukhtaar Axmed ayaa waxaa ka qeeybagalay in ka badan 100 gabdhood oo ku nool degmada warshiikh iyo deeganada hoos yimaado.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq