Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muqdisho kafuray Shir Muhiim ah

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada muqdisho maanta furay Shirka Amniga iyo Isbeddelka Cimilada

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socdo Golaha Wasiirrada, Wakiilada Beesha Caalamka, Ururrada ka shaqeeya arrimaha Deegaanka iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.