Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daahfuray shirka wadatashiga bulshada ee maqaamka caasimadda.

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa daahfuray shirka wadatashiga qeybaha bulshada ee maqaamka Caasimadda.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay mamulka gobolka Banaadir gudoomiyaasha Dagmooyinka gobolka iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa i noo haya Xaawo Aadan Xuseen