Shirka diyaarinta qorshaha horumarinta cadaaladda Puntland oo lagu qabtay Garoowe.

0
57

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye ku Xigeenka Maxkamadda Sare ee maamulka Puntland Axmed Shiikh cumar ayaa magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka nugaal ka daah-furay Shirka diyaarinta istaraatijiyadda Hormarinta Cadaaladda ee 2025-2029.

Shirkaan oo aay soo Agaasintay wasaaradda Cadaaladda maamulka Puntland ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha maamulkaas iyo qaar kamid ah Bulshada magaalada Garoowe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.