Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Dib u heshiisiinta Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa kulamo Nabadeed kawada degmada Cali Gaduud ee gobolka Shabeelaha Dhexe kuwaasi oo loo qabanaayo Bulshada degmadaasi.
Kulamada Nabadeed waxaa ka qayb galay xubno ka socoday Wasaaradda dib u-heshiisiinta Hirshabeelle odayaasha degmada iyo marti-sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.