Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka gobolka Karkaar iyo agaasimaha wakaaladda biyaha Puntland ayaa deegaanka Sanbarwaaqo ee duleedka magaaladda Qardho ka dhagax-dhiggay ceel biyood kaas oo dadka deegaankaas ay mudo dheer baahi u qabeen.
Dhagax dhiga ceelkaan waxaa goobjoog ka ahaa Maamulka gobolka Karkaar ,odoyaal,waxgarad,iyo masuuliyiin kale.
Warbaxinta waxaa soojeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.