Horumar ka jira deegaanka Istanbul ee duleedka Kismaayo.

0
78

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa horumar dhinacyada dhaqaalaha dhismaha iyo ganacsiga sameynaya deegaanka Istaanbuul oo hoostag degamada Kismaayo .

Deegaanka oo ahaa markii hore meel ay inta badan degaan dadka kubarakaca gudaha dalka ayaa sanadahan sameeyay horumaro lataaban karo .

Warbaxinta waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.