Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Hiiraan farxiyo Cabdirashiid Cabdi ayaa Radio Beerlula u sheegtay in ay wadan dadaalo lagu horumarinaayo Haweenka gobolka.
Haweenka ayaa la bari doonaa xirfa-daha farsamada gacanta sida tolista dharka cilaan saarka iyo tababaro kor loogu qaadayo aqoontooda.
Warbixintan waxaa noo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.