Tababar wariyaal looga furay Muqdisho

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee (GWS) oo kaashanaya Xafiiska UNSOM ayaa maagalada Muqdisho ku qabtay tababar ku saabsan kor u qaadida aqoonta iyo xirfadda wariyaasha Soomaaliyeed.

Tababarkaan ayaa waxaa ka faa’iideysan  doona 35 wariye oo ka kala socda xarumaha Warbaahinta dalka, waxaana uu socon doonaa muddo 3 maalmood ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.