Shirweynaha heer kalluumaysiga Somaliland oo ka furmay magaalada Hargeysa

0
83

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirweynaha heer qaran ee kalluumaysiga maamulka Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa kaasi oo soo qabqaabisay wasaaradda Kallumaysiga iyo Kheyraadka badda maamulka Somaliland.

Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalay xubno kasocday Wasaaradda kaluumaysiga maamulka Somaliland kaluumaystada Somaliland iyo marti-sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.