Kulan looga hadlayay arimaha bini aadanimada oo lagu qabtay Baydhabo

0
49

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Abdinasir Abdi Caruush ayaa Gudoomiyey kulankan o looga hadlayay arimaha bini aadanimada.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiiro maamulka degamada Baydhabo xubno kasocday degmooyinka Koofurgalbeed iyo madaxda hay,adaha gargaarka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan