Shir dib u heshiisin oo lagu soo gaba gabeeyay degmada Cali Gaduud.

0
32

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda dib u heshiisiinta Dowalad gobaleedka Hirshabeelle ayaa degmada Cali gaduud ee gobolka Shabeelaha Dhexe kusoo gabagabeesay shir lugu heshiisiinayay labo beelood oo walaalaha ah kuwaasi oo dirir kudhexe martay degmaasi.

Shirka waxaa ka qayb galay xubno ka socoday Wasaaradda dib u-heshiisiinta Hirshabeelle odyaal ka kala tirsan labada beelood Haween dhalinyaro iyo marti-sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud