Shirka Wadatashiga Qorshaha Isbeddelka Qaran oo lagu soo gabagabeyay Kismaayo.

0
27

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda qorsheynta,maalgashiga iyo iskaashiga caalimiga ee maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose kusoo gabagabeysay shirka wadatashiga qorshaha isbadalka qaran ee maamulkaasi.

 

Shirkaan ayaa muddada oo socday waxaa diiradda lagu saaray maamul wanaaga,horumarinta dhaqaalaha Bulshada iyo Karaanka Aadanaha.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq