Qaliimo lacag la,aan ah oo laga bilaabay isbitalka martiini.

0
58

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiru dowlaha wasaaradda Cafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya maryan Maxamed Xuseen ayaa isbitalka martiini ee Muqdisho ka Daah_Furtay olola cafimaad oo isugu jiro Dawooyin iyo qaliimo lacag la,aan ah.

 

Oloha Cafimaad oo aay si wada jir ah u fuliniyaan dhaqatiir ka socoto dalka masar oo ka shaqanaayo dhaqatiir soomaali ah ayaa isugu jiro qaliimada guud,kuwa lafaha,dhalmada,qaliimada burooyinka iyo wadnaha.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys isaaq