Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Buula-Burte ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay nadaafada iyo bilic soo celinta .
Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada madax kasoctay hay,ada IOM iyo qeeybaha kala duwan bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan