Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay,adda taya dhoorka Soomaaliyeed oo kaashaneeysa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo xeer ilaalinta Qaranka ayaa 2,000 Kiish Burdhacay ah ku gubay degmada Gubadleey gobolka Banaadir.
Burkaan oo baaris dheer lagu sameeyay dhicitaankiisa ayaa la hubiyay inuu dhacay si looga hortago ineey ka dhalato caafimaad darro.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.