Tababar ku saabsan sharciga biyaha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
58

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda tamarta iyo kheeryradka biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay tababar ku saabsan kor u qaadista awoodda fahmka iyo xoojinta sharciga caalimiga ah ee Biyaha.

Tababarka oo socon doona muudo shan maalin ah ayaa loo qabtay masuuliyiin ka tirsan dowad gobaleedyada dalka,Xubno ka socday Hay’adda SoDMA iyo qaar kamid ah ardayda wax ka barato Jaamacadaha magaalada Muqdisho.

Warbaxintaan waxaa inoo soo jeedinaaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.