Isbitaal lagu daweeyn doono cudurada guud oo laga hirgeliyay Baladweyne

0
58

Baladweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga furay isbitaalkan oo lagu magacaabo Ala-amin kaasi oo ay hergeliyeen dhaqaatiir wax ku baratay Magaalada.

Goobtan caafimaad ayaa loogu tala galay in lagu daweeyo cudurada guud iyo kuwa haweenka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cabdiqaadir Cumar Ibraahin