Agab caafimaad oo lagu wareejiyay maamulka isbitaalka Bilcil degmada Carmo

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka Bilcil dagmada Carmo ee Dowalad Gobaleedka puntland ayaa lagu wareejiyay qalab caafimaad islamarkaana uu isbitaalka soo gaarsiiyay Dr hanad Saciid oo kamid ah dhaqaatiirta soomaaliyeed

Munaasabada lagu wareejiyay qalabka caafimaadka ayaa waxaa kaqayb galay maamulka isbitaalka odyaal dhalinyaro iyo marti-sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud