Gabdho bartay qur’aanka Kariimka ah oo munaasabada loogu qabtay magaalada Kampala.

0
52

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada kampala ee dalka ugaandha ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinaayeen in kabdan 20 Gabdhood kuwaasi oo bartay xifdinta Qur’aanka Kariimka islamarkaana ka Aflaxay Madrasada Toowxiid.

Munaasabada ayaa waxaa ka qayb galay maamulka madrasada macalimiin waalidiin Ardayda qalinjabinaysay iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.