Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirka Latashiga Ururada bulshada Rayidka ee soo jeedinta wax-ka-bedelka cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee Dastuurka ayaa ka furmay magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.
Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay gudiga la socodka Dastuurka wasiiro xildhibaano ururada bulashada iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen