Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xiliga dalka laga mamnuuci doono bacaha.

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada deegaanka iyo isbedelka cilmida Soomaliya ayaa sheegtay in koowaad bisha soo socota ee October dalka laga mamnuuci doono bacaha lagu qaato adeegyada yaryarka.

Bacaha ayaa dhibato badan ku haya deegaanka iyo xoolaha, basle ilaa hadda dowladda Soomaaliya ma sheegin waxyabaha la isticmaali doono badalka bacaha marka suuqyada laga saaro.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan