Shirka Wadatashiga qorshaha isbadalka Qaranka oo ka furmay magaalada Jowhar.

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa laga daahfuray shirka Wadatashiga qorshaha isbadalka Qaranka sanadaha soo socda ee 2024 -2029 .

 

Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiiru, Xildhibaano , Mas’uuliyiin kamid XFS waxgarad iyo madax kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.