Ardey ku nool Hargeysa oo u fadhistay imtixaanka deeq waxbarasho.

0
13

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga Tacliinta sare ee maamulka Somaliland ayaa Imtixaan ka qaaday Arday loogu tagalay in deeq waxbarasho loogu diro dalka dibadiisa.

Ardaydaan ayaa imitaaxanka ku galayo Afar xarumood oo ku kale yaalo Gobalada Awdal Togdheer sanaag iyo Maroodijeex.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.