Shir looga hadlayay horumarinta hanaanka maaliyadda oo lagu qabtay Turkiga.

0
41

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa lagu soo gaba-gabeyay Shir looga hadlayay Horumarinta Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya .

Shirkaan waxaa ka qeybgalay Wasaaradaha Maaliyadda, Qorshaynta, Batroolka, Cadaaladda, Bangiga dhexe ee Soomaaliya, Xafiiska Xisaabiyaha Guud, Xarunta Warbixinada Maaliyadda, Lataliye-yaasha Dhaqaalaha ee Xafiisyada Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha JF Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.