Mid ka mid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo sheegay in naas nuujinta caruurta ay ka hortagto cuduro badan.

0
91

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Drs Xamdi Daauud Maalin oo kamid ah dhaqaatiir ka hawalgasho isbitaalka Al aamin ee magaalada Baladweyne ayaa Hoooyooyinka kunool magaalada uga baaqday inay ku dadaalan naas nuujita Caruurtooda taasi oo faaiido uleh ilmaha dhalaanka iyo Hooyada xiliga ay ku jirto umusha.

Cudurada Naas nuujinta loogu horta ayaa waxaa kamid ah ilmaha dhalaaanka ah oo ay sonkortood dhacdo iyo hooyada oo ku timaado dhiiga bax xiliga umusha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.