Mid kamid ah haweenka Baladweyne oo bilowday baafinta alaabaha ku luma garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif.

0
53

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Samsam Maxamad oo ka mid ah gabdhaha ku nool maagalada Baladweyne ayaa sameysatay fursad shaqo taasoo ah baafinta alaabaha ku lumo garoonka diyaaradaha ee maagaalada Baladweyne.

Alaabahaan ayaa la kenaa xafiisyada diyaaradaha ee maagalada si loogu raadiyo dadkii lahay kuwaasoo la dhigo baraha bulshada ay ku xariiraan.

Warkan waxaa ino haya  Xaawo Aadan Xuseen.