Dhismaha goob waxbarasho oo laga bilaabay deegaanka Cali-ganey.

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degaanka Cali-Ganeey ee Gobalka Hiiraan ayaa laga bilaabay dhismaha iskuul aay wax ku baran doonaan ubadka ku nool deegaan-kaasi.

Dhismaha iskuulka Degaanka Cali-Ganeey ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa iska kaashanayo maamulka degaanka,bulshada ku nool degaanka iyo sidoo kale dhallinyaro is xilqaantay oo kasoo jeedo Degaankasi.

Warkan waxaa inoo haya  Cabdinajiib Aweys Isaaq.

Audio Player