shirka wadatashiga Miisaaniyadda Dowladda oo ka furmay Muqdisho

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ku qabatay Shirka wadatashiga misaaniyada dowladda ee sanadka 2025.

 

Shirkaan oo socon doona muda sadax maalin ah ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha xukuumadda federaalka Soomaaliya,Xubno ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir,dowad gobaleedyada dalka iyo qaar kamid ah Bulshada rayadka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq