Jaamacada Hiiraan oo kulan u qabatay ardeyda cusub ee jaamacada kusoo biireysa

0
53

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Jaamacadda Hiiraan ee magaalada Baladweyne ayaa maanta kulan soo dhaween ah u sameeyay Ardayda ka baxay dugsiyada sare ee magaalada.

Kulanka lagu soo dhaweeynaay Ardayda ku cusub Jaamacadda aya lagu soo bandhigay kuliyado kala duwan si ay udoortaan kuliyadaha ay doonayaan  inay bartaan.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiay Maxamed Maxamuud