Mid kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Baladweyne oo codsaday in lasoo caawiyo

0
16

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Aamino Cabdulaahi Cabdi oo ku nool kaamka Alle bari oo kuyaalo xaafda Bundaweyne ee magalada Baladweyne isla markaana ka mid ah dadka baahiyaha gaarka qabo ayaa waxaa xiligaan soo wajahay xalad nolol xumo.

Maamadaan ayaa ka xanunsan madax iyo wajiga ma awoodo in ay dhaqtarka aado maadama aysan haaysan qarashkii ay ku tagi laheed dhaqtarka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.