wasaaradda Kaluumeeysiga Puntland oo joojisay Kaluumeeysiga sharci darada ah

0
45

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland  Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo magaalada Garoowe kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay joojiyeen kaluumeysiga sharcidarada ah .

Waxa uu sheegay kaluumeysatada ajaanibta ah ee sida sharcidarada ah uga kuluumeesto deeganada Puntland in ay latiigsan doonaan Maxkamad.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.