Waaaxda gurmadka deg dega isbitaalada Martiini iyo Banaadir oo la dhagax dhigay.

0
38

Beledweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Waaxda Gurmadka Deg Dega ah ee Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa dhagax dhigay waaxda Gurmadka Deg dega ee Isbitaalada Banaadir iyo Martiini.

Qeeybaha la dhagax dhigay ayaa noqon doona,qeeybta Gurmadka deg-dega,qeeybta keeydka dhiiga,iyo qeeybta shaybaarka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.