Imtixaanka Qabuulka Jaamacadda Umadda oo laga furay Muqdisho

0
35

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay imtixnaadka Qabuulka ee Jaamacadda umadda Soomaliyeed.

Imtixaanka ayaa waxaa maanta u fadhiistay 3,924 oo arday kuwaasi oo sanadkaan ka baxay dugsiyada sare ee dalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/majiid Aweys Isxaaq.